Shir Saddex geesood ah oo Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle uga furmay Garowe (Sawirro)

Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo shirkan uu ku soo beegmay, kadib markii uu fashilmay shirkii Madaxda Dowladda federaalka iyo Maamul Goboleedyada. Seddexdan Dowlad Goboleed ayaa Iska Kaashan Doona Amniga oo ay qeyb ka tahay Isu Celin Maxaabiista, Xoojinta Xiriirka Ganacsi, … Continue reading Shir Saddex geesood ah oo Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle uga furmay Garowe (Sawirro)